Maraykanka oo qirtay in askartiisa uu khasaare ka soo gaaray gantaalihii Iran

Mareykanka ayaa ugu dambeyn qirtay in weerarkii gantaalaha ahaa ee ay Iran ku qaaday dalka Ciraaq, ay kaga waxyeeloobeen qaar ka mid ah askartiisa ku sugan dalkaasi Ciraaq. Sida laga soo xigtay saraakiil Mareykan ah oo magacyadooda warbaahinta ka qariyay 11 askari oo ka mid ah ciidamada Mareykanka ee ku sugan Ciraaq ayey dhaawacyo ka … Continue reading Maraykanka oo qirtay in askartiisa uu khasaare ka soo gaaray gantaalihii Iran